Waa kee Xiddiga Goolasha Ugu Badan Dhaliyay Sanadka 2023 Kubada Cagta.

0

Waxaa lagu jiraa gaba-gabada sanadka 2023 iyada oo ay haata ka dhimantahay hal bil iyo 20 maalin.

Xiddigo badan ayaa wacdaro ka dhigay kooxohooda sanadka 2023 iyaga oo goolal badan u dhaliyay kooxohooda.

3 xiddig ayaa ilaa haatan dhaliyay goolasha ugu badan ilaa haatan sanadka 2023.

Xiddiga kooxda Manchester City ee Erling Haaland ayaa dhaliyay 26 gool ilaa haatan sanadka 2023 marka laga hadlayo horyalka premier League.

Sidoo kale xiddiga kooxda PSG ee Kylian Mbappe ayaa dhinaciisa dhaliyay 26 gool tan ilaa iyo bilowgii sanadka 2023 marka laga hadlayo horyaalka Ligue 1.

Ugu dambayn xiddiga kooxda Al-Nassr ee Cristiano Ronaldo ayaa dhinaciisa dhaliyay 26 gool ilaa haatan sanadka 2023 marka laga hadlayo horyaalka sucuudiga.

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *