Si Horudhac ah Ku daawo Musalsalaadka isbuucaan, iyaga oo soconayaan 1 Saacad

0

Musalsalaadka Sabti iyo axad waa laga nastaa, Isniin ayaa dib loo bilaabaa, Kuwo qaar ayaa soo gala Maalintii halka kuwo qaarna ay soo galaan Habeenkii..

Musalsalaadka oo meelo Xiiso badan maraaya, ayaan isku keenay si aad u daawadiin iyaga oo dhameystiran, kana horumarno Telefishinada.

Haddaba ku daawo si Horudac ah Musalsalaadka Isbuucaan soconaya ee laga soo deynaayo Telefishinada Soomaalida ee ay turjumaaan.. Haddaba Ka daawo Qeybta Hoose Link-ga yaalo.

SI HORDHAC AH KU DAAWO MUSALSALADA

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *