Sheeko Gaaban: Saddex nin oo tuugo ah ayaa Wan xadeen

0

Saddex tuug ayaa Qoys usoo dhaceen oo waxa ay ka xadeen Wan, markaas ayaa dooxo cidla ah la tageen Wankii oo halkaasi ayey ku qashsteen. markaas ayey karsadeen hilibkiisii marka uu u bislaaday ayaa mid tuugadii ka mid ahaa baridii iyo leggii xaday, kadib ayey dhaheen: “war leg iyo baridii aaway?” Kadib nin walba waa uu inkiray, mid ayaa yiri: “iska daaya leg yo bari xade isagaa soo bixi doonee” xoogaa kadib waxaa la arkay ninkii Wanka laga xaday oo 500 ordaya, markaas ayaa laga cararay ninkii wanka lahaa, cabbaar haddi la ordayba leg iyo bari xade ayaa kufay oo dhintay.

DHAMAAD

Dulucda Sheekada: “wax haddii aad xadid isla wixii aad xaday ayaa ku dilaayo”. u nabad geli xoolaha dadka si aad ugu dhimatid waddo toosan oo aakhiro lagu qabsaneynin

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *