Shaxda Ay caawa Real Madrid Kaga Hor Tagi Karto Atalanta, UEFA Super-Cup

0

Mbappe ayaa caawa safanaya kulankiisii ​​ugu horeeyay ee u ciyaaro kooxda Real Madrid koobka UEFA Super Cup habeenka Arbacada

Naadiga ku guuleysatay Champions League ayaa la ciyaari doonta kooxda reer spain ee Atalanta oo ku guuleysatay koobka Europa League xilli ciyaareedkii hore garoonka National Stadium ee magaalada Warsaw, ciyaaryahanka Mbappe ayaana rajeynaya in uu ciyaaro daqiiqadihiisii ugu horeeyay ee kooxda Real Madrid kuna guulaysto koobkiisii ugu horeeyay.

Xiddiga reer France ayaa la soo bandhigay bishii hore isaga oo ah ciyaaryahan real Madrid ah, laakiin weli ma uusan safan kulankiisii ​​ugu horeysay ee kooxda kadib markii fasax la siiyay sabab la xiriira tartankii Euro 2024.

Qeybta hoose Kaga Bogo Shaxda Kooxda  Real Madrid ay ku ciyaari karto Kulanka Caawa:

Gool hayha: Courtois.

Daafacyada: Carvajal, Militao, Rudiger, Mendy.

Qadka dhexe: Valverde, Tchouameni, Bellingham.

Weerarka: Rodrygo, Mbappe, Vinicius.

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *