Safka Ciyaartoyda Ugu Qiimaha Badan Adduunka Kubada Cagta Oo La Soo Saaray.

0

Shabakada Transfer Market ayaa soo saaray safka ugu qiimaha badan kubada cagta kadib markii la soo dhaafay suuqii xagaaga.

Shabakada oo qiimaysa xiddigaha kubada cagta ayaa soo saartay shax ay ka samaysay xiddigaha ugu qiimaha badan kubada cagta waqtigaan.

Xiddigaha klian Mbappe iyo Haaland ayaa loo doortay xiddigaha ugu qiimaha badan kubada cagta kadib qaab ciyaareed cajiib ah oo ay soo bandhigeen.

Waxa sidoo kale shaxda ka soo muuqday xiddiga kooxda Arsenal ee Bukayo Saka Halka uu sidoo kale ka marneen xiddiga Real Madrid ee Vinicius Junior.

Dhinaca kale Horyaalka premier League ayaa shaxdan ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 6 xiddig.

Horyaalka La Liga ayaa ku leh 3 xiddig halka Bundesliga, Ligue 1 ka dalka faransiska ku leeyihiin shaxda min hal xiddig.

Halkan hoose kaga bogo shaxda.

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *