Manchester City Oo War Ka Heshay dhawaaca Kevin De Bruyne Ka Hor Kulanka Arsenal

0

Kooxda kubada cagta ee Manchester City ayaa waayi doonta xiddiga Kevin De Bruyne kulanka Arsenal ka tirsan premier League.

Xiddiga reer Belgium ee k. De Bruyne ayuu dhaawac ka soo gaartay kulankii Man City ee champions League Arbacadii waxana lagu qasbay in uu boxo.

Warsidaha Mirror ayaa sheegaya in kooxda Manchester City ayna doonayn in ay halis galiso xiddiga De Bruyne kulanka kooxda Arsenal.

Taasi ayaa la macno ah in uu xiddigu maqnaan doono kulanka Ka dhici doona Garoonka Etihad Staduim.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in dhaawaca Xiddiga qadka dhexe ee De Bruyne ahayn mid wakhti fog ah.

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *