Kulamada Uu Trent Alexander-Arnold Ka Maqnaan Doono Liverpool Oo La Ogaaday.

Xiddiga Trent Alexander-Arnold ayaa la xaqiijiyay in uu garoomada ka maqnaan doona muddo kadib dhaawac soo gaadhay.
Trent Alexander-Arnold ayaa dib mar kale uga dhaawacmay boos uu horay uga dhaawacmay kana soo kabsaday.
Xiddiga ayaa seegi doona kulamo badan oo muhiim u ah kooxdiisa Reds kadib dhaawaca soo gaadhay.
Trent Alexander-Arnold ayaa Liverpool ka maqnaan doona ugu yaraan 9-kulan oo kala duwan tartamada oo dhan.
Halkan Kaga Bogo kulamada uu Trent Alexander-Arnold ka maqnaan doono kooxdiisa.
BRENTFORD
LUTON TOWN
CHELSEA
SOUTHAMPTON
NOTTINGHAM FOREST
EUROPALEAGUE
EUROPALEAGUE (2)
EVERTON