Kulamada Uu Alexander-Arnold Ka Maqnaan Doono Liverpool Kadib Dhaawaca Soo Gaadhay Oo La Ogaaday.

0

Alexander-Arnold ayaa la xaqiijiyay in uu dhaawac ka soo gaadhay jilibka kulankii ay ka badiyeen Arsenal tartanka FA Cup-ka.

Xiddiga reer England ayaa la xaqiijiyay in uu dhaawac jilibka ka soo gaaray xiddiga kulankii ay kooxdiisu ka badisay Arsenal.

Trent Alexander-Arnold ayaa lagu soo waramayaa in uu garoomada ka maqnaan doono muddo 3 todobaad ah kadib dhaawaca soo gaaray.

Xiddiga ayaa kooxdiisa ka maqnaan doona kulamo muhiim ah kadib dhaawaca la xaqiijiyay in uu soo gaaray.

Trent Alexander-Arnold ayaa kooxdiisa ka maqnaan doona 5 kulan so aadan kadib dhaawaca soo gaadhay ee jilibka ah.

Kulamada uu Trent Alexander-Arnold ka maqnaan doono kooxdiisa ayaa kala ah:

  • Fulham (H) – 10th Jan
  • Bournemouth (A) – 21st Jan
  • Fulham (A) – 24th Jan
  • FA Cup 4th Round (H) – 27th/28th Jan
  • Chelsea (H) – 31st Jan

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *