Kooxaha Goolasha Ugu Badan Dhaliyay Sanadkan 2023 Tartamada Oo Dhan Oo La Shaaciyay.

0

Waxa lagu jiraa todobaadyadii ugu dambeeyay ee sanadkan 2023 iyada oo  ilaa haatan la ciyaaray kulamo xiiso leh.

Kooxaha ayaa dhaliyay goolal tiro badan tan ilaa markii uu bilowday sanadka 2023 tartamada oo dhan marka la qiimeeyo.

Waxaa la soo saaray kooxaha goolasha ugu badan dhaliyay tartamada oo dhan tan ilaa bilowgii sanadkan 2023.

Kooxda Manchester City ayaa dhalisay 140 gool halka ay Real Madrid ay ku xigto isla markaas dhalisay 121 gool.

Waxa ku xigta kooxda Bayern Munich oo dhalisay 111 gool waxana ayna isku goolal yihiin kooxda ay isku Horyaalka yihiin ee Bayer Leverkusen.

Waxa ugu dambaysa kooxda Arsenal kuwaas oo dhaliyay 101 goal waxana ay ku biireen kooxaha goolasha ugu badan dhaliyay.

Halkan hoose kaga bogo kooxaha goolasha ugu badan ka dhaliyay tartamada oo dhan sanadkan 2023.

 

 

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *