Hal Abuurro Caalami Ah oo Laga Reebay Hal Ku Dhigyo Xikmadaysan

1

>  Intaad muujisato wax badan oo kale ha kaaga hooseeyaan, intaad ogtahay in ka yarna sheeg. (Shakespeare) .

>  Geesinimadu ma aha inaad aargoosato, balse waa intaad dulqaad iyo Samir leedahay. (Shakespeare) .

>  Sidaynu dadka ugu qancinno sida aynu u fikirayno, kolka hore waa in aynu fahamno siday iyagu u fikirayaan. Haddii aad doonayso inaad adigu wax hoggaamisana waxaa lama huraan ah inaad ogolaato in adiga lagu hoggaamiyo. (William Hazlitt)

>  Qofaan fikirini waa dameeri dhaan raacday… qof in uu fikiraba aan awoodi karin waa doqon, laakiinse qofkaan kuna dhiirranayn inuu fikiro, kaasi waa addoon. (Sir William Drummond)

> Waay adag tahay in ruux jaahil ah aad dood kaga adkaataa. (Willaim McDo).

>  Dhaqanka iyo Hiddaha waa hanuun iyo garwadeen ee yey noqon xabsi (William Somerset Mugeam)

> Ujeedadda cilmigu ma aha in xaqiiqada la ogaado, balse waa in qiyamka wanaagsan la barto (Dean William Laing)

>  Adduunyadu waxa ugu weyn ee ku dhaqani waa aadamaha, aadamaha waxa ugu weyn ee ku jiraana waa caqliga (Sir William Hamilton).

W/Q:

Share this content:

1 thought on “Hal Abuurro Caalami Ah oo Laga Reebay Hal Ku Dhigyo Xikmadaysan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *