Gadar 2 waa soo baxay Filimkii La wada sugayey

0

Gadar 2 waa film la wada sugaayey, waxaana atoore ka ah atooraha caanka ah ee sunny deol, sidoo kale waxaa ku jira atariishada Ameesha Patel sidoo kale canugii yaraa ee filmkaan qeybtiisa koowaad ku jiray oo weynaaday lagu magacaabo Utkarsh Sharma. 

haddaba Filimkaan waxa uu ka hadlayaa Pakistaan iyo Hindiya xurgufta ka dhex jirta, Daawasho wacan, kana daawo Linkiga hoos idinka muuqda waana Telegram:

Daawo Film-ka GADAR 2

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *