Film Cusub oo Dagaal ah GUNTUR KAARAM

Filimka GUNTUR KAARAM waa Film dagaal ah oo aad u xiiso badan, Waxa uu ka mid yahay Filimaanta soo baxay Bisha January 2024, waxaana Filimka Atoore ka ah, Actor-ka caanka ee Mahesh Babu.
Haddaba Filim-kaan kasoo daawo Telegram-keenna, Ku dhufo Link-iga hoos yaala⤵👇