DEG-DEG: Ciyaartooyda Xulka Koonfur Galbeed OOa La Weeraray

0

Waxa la weeraray  baskii ciyaartoyada xulka gobolka koonfur-galbeed kadib ciyaartii maanta ee maamul goboleedyada Somaliya.

Waxa la helay muuqaalo ku saabsan weerarka iyada oo ay dhaawacyo soo gaadheen xiddigo ka mid ah kuwii matalayay

Baska ciyaartooyda Koonfur Galbeed ayaa la weeraray ciyaarta kadib ,waxaana dhaawac ah Weeraeyahan Cusmaan iyo Malaayoow oo hada isbitaal loo qaaday.

Arintan ayaa imanaysa kadib markii ay dhamaatay ciyaartii uu xulka Galmudug ka badisay KGS.

Xogta wixii soo kordha waa idiin la wadaagi doonaa.

Daawo muuqaalo Dhibaatadii Ka Dhalatay Weerarkii Lagu Qaaday Ciyaartooyda Koonfur Galbeed.

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *