DEG-DEG: Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiixa Xiddiga João Félix

0

Kooxda Kubada cagta ee chelsea ayaa sii wada lacagtii waalida ahayd ee ay suuqa galinaysay xagaagan.

Wariayaha Fabrizio Romano ayaa xaqiijiyay in João Félix uu ku soo laabtay kooxdiisa hore ee chelsea isaga oo si toos ah ugu biiray.

Kooxda Blues ayaa xiddiga João Félix ka saxiixatay heshiis 2030 ah oo uu qalinka ugu duugay.

Ciyaaryahanka ayaa wakhti hore heshiiska shaqsiga ah la gaaray kooxda chelsea si uu ugu soo laabto.

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *