Cole Palmer, Kai Havertz & Cristian Romero Oo Hogaaminaya 32 Xiddig Oo Halis Ugu Jira In Ay Seegaan Kulamada Boxing Day-ga horyaalka.

0

Xiddigaha reer London sida Cole Palmer, Kai Havertz iyo Cristian Romero ayaa ka mid ah 35-ka ciyaaryahan ee Premier League ee laga yaaba inay seegaan kulamada Boxing Day-ga so socdo.

Xiddigo badan oo premier League ayaa hal kaadh oo kaliya u jira in ay seegaan kulamada xasaasiga ah ee premier League.

Sidaas darteed kooxo badan ayaa waayi doona xiddigo muhiim ah marka la ciyaarayo kulamada xasaasiga ah ee Boxing Day-ga.

Anel Ahmedhodzic,

Rayan Aït-Nouri,

Kristoffer Ajer,

Joachim Andersen,

Joelinton,

Jordan Ayew,

Jayden Bogle,

Matty Cash,

Vladimír Coufal,

Abdoulaye Doucouré,

Lewis Dunk,

Jhon Durán,

Enzo Fernández,

Saman Ghoddos,

Billy Gilmour,

Gustavo Hamer,

Kai Havertz,

Hwang Hee-Chan,

Issa Kaboré,

Jamaal Lascelles,

Sean Longstaff,

Orel Mangala,

John McGinn,

Kaoru Mitoma,

Darwin Núñez,

William Osula,

Cole Palmer,

Antonee Robinson,

Cristian Romero,

Ibrahim Sangaré,

Pape Sarr,

Marcos Senesi,

Raheem Sterling,

Joel Ward,

Ashley Young.

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *