Chelsea Oo Gaartay Rikoodh Ay Arsenal Kali Ku Ahayd Premier League & 5 Arimood Oo Aan Ka Baranay Guushii Blues Gaartay.

Kooxda chelsea ayaa guul ka gaartay Fulham kulan ka tirsanaa horyaalka premier League.
Goolal ay dhaliyeen xiddigaha Mykhailo Mudryk iyo Armanda Broja ayaa dhaliyay 2-da gool ee ay chelsea ku badisay.
Guushaas ayaa ahayd guushii 150-aad ee ay chelsea ka gaartay Kulamada London Derbiy horyaalka premier League.
Kooxda chelsea ayaa nooqtay kooxdii 2-aad ee gaartay rikoodhkaas kadib kooxda Arsenal oo badisay 151 kulan.
Ka hor intii ayna ka badin Fulham, chelsea ayaa bilaa guul ahayd 6-dii kulan ee uu dambeeyay ee ay ciyaartay horyaalka.
Shanta waxyabood aan ka baranay guushii ay Chelsea gaartay:
- Mykhailo Mudryk oo bandhig heer sarre ah sameeyay kadib markii uu shabaqa gaaray si qurux badan ne u ciyaaray.
- Fursadii la siiyay Armanda Broja iyo sido kaga faideystay madama uu nicolas Jackson uu ganaax ku maqnaa si fiican kaga faideystay 22-jirkan tayada wanaagsan gool ne shabaqa wuu gaarsiyay kalintiisana wuu qaatay.
- Qadka dhexe Chelsea oo isla qabsaday kuwaas oo xalay si qurux badan uu ciyaaray.
- Rahem Sterling oo kursiga kedka la galiyay sabaabta sterling waxuu ahaa kan Blues ugu sameynta badan kulan kasto lagu so bilaawayay laakiin ciyaartan waala fadhisiyay, pochettino waxuu sheegay ciyaaryankan sababta u fadhisiyay iney eheed 3-dii malmood udanbeeyay wax tawabar ah inuu sameynin madama uu virus haayay uu xanuunsana.