Alan Shearer Oo Soo Doortay Shaxda Ugu Fiican Premier League Ilaa Haatan Xilli Ciyaareedka.

0

Halyeeyga Premier League ee Alan Shearer ayaa soo doortay shaxdiisa ugu fiican ilaa haatan horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Xilli ciyaareedkan ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo la soo dhaafay qaybtii hore ee xilli ciyaareedka.

Waxa jira xiddigo badan badan oo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah ilaa haatan xilli ciyaareedkan.

Kooxaha Liverpool iyo Tottenham ayaa shaxdan ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 3 xiddig.

Kooxaha Aston Villa iyo Arsenal ayaa shaxda ku leh min 2 xiddig kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo ay ku jiraan.

Kooxda Westham ayaa hal xiddig ku leh shaxda iyaga oo soo bandhigay qaab ciyaareed heer sare ah.

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *