DEG DEG: Isku Aadka Wareega Group-yada Koobka Africa Oo La Soo Saaray

0

Waxaa si Rasmi ah loo soo saaray Isku aadka wareega Group-yada koobka African Cup of Nation kaas oo lagu qaban doona dalka Ivory Coast sanadka so socdo 2024.

Isku aadka ayay ka so bexeen kulamo xiiso leh oo ay xulalka ugu tuunka weyn isku Group-yo noqdeen.

Xulalka Ivory Coast iyo Nigeria ayaa isku Group noqday halka ay xulalka Ghana iyo Egypt isaga hor iman doonaan Group-kooda.

Kulanka ugu xiisaha badan ayaa ah kulanka dhex mari doona xulalka iyo Senegal iyo Cameroon kuwaas oo isku Group noqday.

Group A: Ivory Coast, Guinea-Bissau, Nigeria, Equatoial Guniea

Group B: Egypt, Mozanbique, Cape Varde, Ghana

Group C: Senegal, Gambia, Cameroon, Guniea

Group D: Algeria, Angola, Mauritania, Burkina Faso

Group E: South Africa, Mali, Namibia, Tunisia

Group F: Tanzania, Zambia, Morocco, Dr Congo

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *