Chelsea Oo Gaartay Rikoodh Ay Arsenal Kali Ku Ahayd Premier League & 5 Arimood Oo Aan Ka Baranay Guushii Blues Gaartay.

0

Kooxda chelsea ayaa guul ka gaartay Fulham kulan ka tirsanaa horyaalka premier League.

Goolal ay dhaliyeen xiddigaha Mykhailo Mudryk iyo Armanda Broja ayaa dhaliyay 2-da gool ee ay chelsea ku badisay.

Guushaas ayaa ahayd guushii 150-aad ee ay chelsea ka gaartay Kulamada London Derbiy horyaalka premier League.

Kooxda chelsea ayaa nooqtay kooxdii 2-aad ee gaartay rikoodhkaas kadib kooxda Arsenal oo badisay 151 kulan.

Ka hor intii ayna ka badin Fulham, chelsea ayaa bilaa guul ahayd 6-dii kulan ee uu dambeeyay ee ay ciyaartay horyaalka.

Shanta waxyabood aan ka baranay guushii ay Chelsea gaartay:

  • Mykhailo Mudryk oo bandhig heer sarre ah sameeyay kadib markii uu shabaqa gaaray si qurux badan ne u ciyaaray.
  • Fursadii la siiyay Armanda Broja iyo sido kaga faideystay madama uu nicolas Jackson uu ganaax ku maqnaa si fiican kaga faideystay 22-jirkan tayada wanaagsan gool ne shabaqa wuu gaarsiyay kalintiisana wuu qaatay.
  • Qadka dhexe Chelsea oo isla qabsaday kuwaas oo xalay si qurux badan uu ciyaaray.
  • Rahem Sterling oo kursiga kedka la galiyay sabaabta sterling waxuu ahaa kan Blues ugu sameynta badan kulan kasto lagu so bilaawayay laakiin ciyaartan waala fadhisiyay, pochettino waxuu sheegay ciyaaryankan sababta u fadhisiyay iney eheed 3-dii malmood udanbeeyay wax tawabar ah inuu sameynin madama uu virus haayay uu xanuunsana.

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *