Harry Maguire oo markale Gool Iska Dhaliyay Xilli England ay guul raaxo leh ka gaartay wadanka Scotland

0

Dhibaatada Harry Maguire ayaa weli socotasocota, kadib markii uu shabaqa iska soo taabtay kulankii saaxiibtinimo ee ay England 3-1 uga badisay Scotland, iyada oo Jude Bellingham uu gool iyo caawinaad isku darsaday.

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *