Shaxda uGu fiican Todobaadka koowaad ee la liga oo lasoo saaray.

0

 

Waxaa la ciyaaray kulamadii uGu horeeyay ee horyaalka La Liga xili ciyaareedka cusub.

Kooxda Barcelona ayaa ku fur furatay guul 2:1 guushaas ee uga awood sheegatay kooxda Valencia.

Dhanka kale Kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa bar bar dhac ku daah furtay kulamadoodii koowaad ee Horyaalka La Liga.

Shaxda todobaadka koowaad ee Horyaalka La Liga Barca ayaa ku yeelatay 3 xidig. halka Real Madrid ee ku yeelatay 1 Xidig, xidigaas oo noqday Rodrigo.

Kooxaha Real Betis iyo Valladolid ayaa shaxda ku leh min 2 xidig.

Kooxaha Girona, Leganes iyo Celta Vigo ayaa shaxda ku leh min hal xidig.

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *