Real Madrid oo natiijo lama filaan eh ku fur furatay Horyaalka Laliga ! iyadow aan la soo kala harin safkeedi waaliga ahaay.

0
Real Madrid oo natiijo lama filaan eh ku fur furatay Horyaalka Laliga ! iyadow aan la soo kala harin safkeedi waaliga ahaay.

 

Real Madrid ayaa dib ugu soo laabatay loo lanka xagaaga cusub ee 2024/25, halka ee ku daahfuratay bar bardhan aan lasii qiyaasin in ee lagali doonto Mallorca.
Madrid dar dar walba ee kulanka furitaanka xiliciyaareedkeeda ee ku soo gashay waxaa shaki galiyay natiijada kulanka.

 

Los Blancos ayaa hogaanka ciyaarta qabatay markii Rodrygo uu kubad si sax ah udhaliyay, laakiin difaacyada Madrid ayaa u ogolaadeen Vedat Muriqi inuu madax ku dhaliyay goolka barbaraha.

Madrid ayaa si dar dar leh la soo gashay dhamaadkii qeybta labaad laakiin kooxdeeda Mallorca ayaa beenisay fursad kasta oo Madrid ku adkaan kartay.

Sida ciyaartu u dhacday

Carlo Ancelotti ayaa markale jamaahiirta Madrid siiyay fursad ay ku arkaan safkooda weerarka ee Rodrygo, Kylian Mbappe iyo VInicius Junior iyadoo Jude Bellingham, Aurelien Tchouameni iyo Federico Valverde ay ka danbeeyeen khadka dhexe, laakiin Mallorca ayaa muujisay in safkaas dahabiga eh ee lasoo shirtagtay Madrid ee la awoodyihiin Safka kooxdeeda.

Natiijadaan aan farxada u eheen Madrid iyo Macalin Carlo Ancelotti mexee sameen ku yeelanee Safka cusub ee Madrid. maxaana la fishaa Carlo Ancelotti.

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *