YAAB: Arne Slot Oo Durba Qabtay Shaqo Uu Xitaa Jurgen Klopp Ku Fashilmay Kadib Guushii uu ka gaaray kooxda Ipswich Town

0

Tababaraha Cusub kooxda Liverpool ee Arne Slot ayaa durba qabtay shaqo uu xitaa ku fashilmay tababarihii ka horeeyay ee Klopp.

kooxda Liverpool ayaa garaacday kooxda Ipswich Town kulan katirsanaa horyaalka premier League.

KooxdaReds ayaa badisay kulanka furitaanka premier League markii ugu horaysay qarnigan kadib markii ay garaacday Ipswich Town.

Dhamaan tababarayaashii ka horeeyay ee Arne Slot oo uu ugu dambeeyay Klopp ayaa ku guuldareystay in ay badiyaan kulanka furitaanka.

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *