DEG-DEG: Kulamada Furitaanka Premier League Xilli Ciyaareedka 2024/2025 Oo La Soo Saaray.

0

Maamulka Horyaalka premier League ayaa soo saaray jadwalka horyaalka premier League xilli ciyaareedka bilaabanaya dhawaan ee 2024/2025.

Naadiyada premier League ayaa ogaaday kulamada furitaanka ee lagu furi doono xilli ciyaareedka soo socda ee 24/25.

Manchester City ayaa difaacashada Premier League waxa ay ku bilaaban doonta kulan ay la ciyaari doonto kooxda london ka dhisan ee Chelsea kaasi oo ah kulanka ugu xiisaha badan bilowga tartanka.

Dhanka kale Arsenal ayaa la ciyaari doonta kooxda Wolves halka ay Manchester United la ciyaari doonto kooxda Fulham.

Kooxda Liverpool ayaa iyaduna la ciyaari doonta kooxda horyaalka sanadkaan ku cusub Ipswich oo ka soo dalacday horyaalka premier League heerka labaad.

Halkaan Ka Akhriso Kulamada Furitaanka Horyaalka Premier League:

Manchester United Vs Fulham

Ipswich Vs Liverpool

Arsenal Vs Wolves

Everton Vs Brighton

Newcastle Vs Southampton

Nottingham Fores Vs Bournemouth

West Ham Vs Aston Villa

Brentford Vs Crystal palace

Chelsea Vs Manchester City

Leicester City Vs Tottenham

Horyaalka isbuuca koowaad ayaa bilaaban doona bisha August 17, 2024

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *