Shaxda Ugu Fiican Todobaadkan Premier League Oo La Soo Saaray

0

Waxa la ciyaaray kulamo xiiso leh Sabtidii iyo Axadii kana tirsan horyaalka premier League.

Kooxaha Liverpool iyo Arsenal ayaa badiyay kulamadoodii iyaga oo wali sii wada is baacsiga.

Dhinaca kale Man United ayaa guul muhiim ah ka gaadhay Luton iyaga oo gaadhay guushoodii 4-aad oo xidhiidh ah.

Laakiin Man City ayaa dhibco ku lumisay kulankii ay la ciyaartay kooxda Chelsea kulan ka dhacay Etihad Staduim.

Kadib kulamada isbucaan waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka horyaalka premier League.

Halkan hoose Kaga Bogo shaxda ugu fiican todobaadka premier League.

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *