RASMI: 16-ka Kooxood Ee U Gudbay Wareega 16-ka Champions League oo la shaaciyey

0

Waxa si Rasmi ah loo soo afjaray wareegga Group-yada tartanka champions League kaddib kulamo xiiso leh oo la ciyaaray.

Waxaa la shaaciyey 16-ka kooxood ee ku soo haray tartanka wareegga 16-ka champions League xilli ciyaareedkaan.

Kooxaha ugu tunka weyn tartanka ayaa si Rasmi ah u xaqiiqsaday booskooda wareegga xiga waxaana ay sugayaan isku aadka.

Kooxaha PSG iyo Dortmund ayaa isku raacay wareegga 16-ka tartanka champions Legaue, kadib markii ay bar-baro galeen kulankoodii ugu dambeeyay.

Halkaan Kaga Bogo Kooxaha sida buuxda ugu gudbay wareegga 16-ka ee champions League:

POT 1️⃣

Bayern

Borussia Dortmund

󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Arsenal

󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Manchester City

Real Madrid

Barcelona

Real Sociedad

Atletico Madrid

 

POT 2️⃣

PSG

Inter

Lazio

Napoli

Porto

RB Leipzig

Copenhagen

PSV Eindhoven

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *