10-ka Xiddig Ee Ugu Fiican Champions League xilli ciyaaredkan Oo La Soo Saaray.

0

Waxa la soo afjaray kulamadii 5-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League oo la ciyaaray kulamo xiiso lahaa.

Waxa la qiimeeyay xiddigaha ilaa haatan ugu fiican wareega Group-yada tartanka champions League iyada oo ay xiddigo  badan soo bandhigeen qaab ciyaareed fiican.

Xiddiga sanadkan laga yaaban yahay ee kooxda Real Madrdi ee Jude Bellingham ayaa loo doortay xiddiga ugu fiican tartanka champions League ilaa haatan xilli ciyaareedka.

Waxa la mid ah xiddiga Manchester City ee Phil Foden iyada oo loo doortay xiddigaha ugu fiican tartanka.

Xiddiga Barcelona ee Cancelo, Xiddigaha Arsenal ee Jesus iyo Martinelli ayaa ku jira liiska 10-ka xiddig ee ugu fiican ilaa haatan.

Halkan hoose kaga bogo 10-ka xiddig ee ugu fiican champions League xilli ciyaareedkan.

  1. Jude Bellingham – 8.51
  2. Phil Foden – 8.51
  3. Gabriel Martinelli – 8.29
  4. Rodri – 8.27
  5. Kevin Kampl – 8.27
  6. Gabriel Jesus – 8.24
  7. Bukayo Saka – 8.19
  8. Vinicius Junior – 8.16
  9. Mikel Merino – 8.12
  10. Joao Cancelo – 8.12

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *