Shaxda Ugu Fiican Todobaadkan Champions League OO La Soo Saaaray.

0

Waxa la soo  gababayey  kulamadii  5-aad ee wareega Group-yada tartanka champions league.

kooxaha Arsenal, Barcelona, Real Madrid, Manchester city ayaa dhamaan tood guulo ka gaadhay kulamadii ay ciyaareen isbucaan.
kadib kulamadii la ciyaaray waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka champions league.

Sidoo kale kooxo badan oo kale ayaa gaadhay guulo mihiim ah oo ay u baahnaayeen si ay tallaabo ugu qaadaan wareega xiga ee tartanka.

Kadib kulamada la ciyaaray waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka champions League.

 

 

kooxda Arsenal, Barcelona, Shakhtar Donetsk, Young  Boys, RB Leipzig, Galatasaray, Atletico Madrid iyo Benfica aya shaxda ku leh Xiddigaha ugu badan.

Share this content:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *